Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday isla mar qudha mid ka mid ah ehelkayga oo uu guursanayo qof aad loogu faraxsan yahay iyo isla dhimashada mid ka mid ah ehalkayga Isla wakhti marna la murugsan yahay marna la faraxsan yahay.

Markan arooska isu diyaarinay intaaa wixii ka dambeeyay Riyada khalkhal iyo cabsibay iga gashay.

Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata
Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa isbaddalo degdeg ah inay idinla soo gudboonaanayaan.
gaar ahaan familka kusoo isugu jiro wax fiican iyo wax aan fiicnayn, shardi ma aha inay noqdaan geeri iyo aroos.
Laakin guud ahaan waa arrimo dhib wata sidoo kale wanaag khayr la socda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More