Riyada dhunkashada naasaha

Su’aasha:

ASC CIID MUBARAK WAA CIIDII SHUWALKA
ALLAH MACAK
WAXAAN XALAY KU RIYOODAY ANIGA OO GABADH QURUX BADAN OO AAD U QOSOL BADAN OO FARXAAMADA
LA RAAXAY SANAYO OO AAN NAASAHA KA DHUNKANAYO MARNA JAQAAYO OO LEEF LEEFAYO ANAGOO FARAXSAN
ALLAH MAHADLE.

Riyada dhunkashada naasaha
Riyada dhunkashada naasaha

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa aduunyo inaad heli doonto iyo nolol raaxo badan leh, sidoo kale ubad badan inaad dhali doonto, mararka qaar naasaha dumarka waxaa lagu fasiraa ubad badan, guud ahaan waa riyo wanaagsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More