Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

Hadaan ku riyoodo anoo gadhkayga xiiraya maxaa lagu fasiri karaa.

Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa
Riyada anoo xiiraya gadhkayga maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Riyada xiirida garka waxay ku xiran tahay xaalada qofka arkay mar waxaa lagu fasiraa xiirida inay tilmaamayso khasaaro inuu qofka wax khasaarayo hanti ama diin ama sharaf, haddii qofka garka xiiraya uu yahay qof deyn lagu leeyahay deynta ayuu iska gudaa hadduu xanuunsan yayahay wuu reysanaa hadduu murugaysan yahay murugta ayaa ka tirtirmayso.
Haddii uu noqdo markuu garka xiiro qof aad u qurxoon riyada waxay tilmaamaysaa inuu dhali doono wiil ama uu guursan doono naag labaad hadduu xaas horay u lahaa, haddii qaabkiisa uu noqdo mid foolxun markuu gadhka iska xiiray diintiisa ayaa wax soo gaaraya ama sharftiisa ayaa hoos u dhacaysa.
Guud ahaan riyada garka waxay u baahan tahay in la ogaado xaalka qofka riyada arkay, fasirka wuu is baddalaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More