Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Su’aasha:

asc dhamaan walalaha musliminta mel walba aad joogtan gar ahan walalaha daruur
salan kadib waxa iga yaabisay hal arin taso ah riyo marwalba igu so noqota taaso ah aniga oo dagaalamaya waliba aan dad badbaadinaya wax kasto dagaal kaas igu gaarana waxba iga ma dhibayaan xadii xabad laygu dhifto hadii midi laygu dhifto waxkasto igu dhaca waxba imagarayaan balse aniga waxa qofka kudhifto wu udhimanaya fadlan iso fasira waana habeen ale keeno hadan ku riyoona habeen waaqasan habenada xigo oo dhan waan arka haben haben lee waaya.

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya
Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad xaq ku taagan tahay oo aad ka adkaan doonto dadka baadilka wata, riyada waxay tilmaamaysaa inaad guul aad ka gaari doonto howsha aad faraha kula jirto, waa riyo tilmaamayso awood inaad heli doonto, wax kaste hortaada soo istaago inuusan wax kaa qaadi karin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More