Riyada anagoo adhi meel dhir badan la joogna

Su’aasha:

Asc mahadsantihiin
Aniga iyo gabadh aan ilmadar nahay oo laba wadan oo kala fog jooga mudana is arag ayaan waxaan ku riyooday anagoo meel kayn ah adhi la joogna
hadana afurkii inamo ay iyada walalo yihiin wada afurayna meel baadiye ah oo qurux badan Allah mahadle.

Riyada anagoo adhi meel dhir badan la joogna
Riyada anagoo adhi meel dhir badan la joogna

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto war aad kuu farxad galinaya, sidoo kale inaad heli doonto arsaaq waasac ah iyo khayr badan, ariga iyo gabadha adeerka dhalay waxay astaan u yihiin wanaag, sidoo kale dhulka dooga ah isaga waa meel lagu farxo afurkana waa arsaaq Alle idin siiyay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More