Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay

Su’aasha:

Asc wll waxan raba in la igacawiyo waxankuriyoday ano babuur weyn saran oo baburku xoog usocdo oo xududka somalia dhaafay ayaan indhahana mara iga aadaneyd wana iskafedaye marada marka talaraba.

Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay
Riyada adoo baabuur saaran xuduuda soomaaliya dhaafay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa safar inaad gali doonto safar dibadda ayaad aadi doontaa siday u badan tahay, baabuurka guud ahaan wuxuu tilmaamayaa socdaal iyo badbaado, maadaama aad xuduuda soomaaliya aad ku tagtay gaariga marka riyada safar ayay tilmaamaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More