Riyada acounka phonkayga oo wada lacag ah

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LACAGTA TELEPHONKAYGA
OO AY SIDA ROOBKA LACAGTU UGU SOO DHACAYSO DADKA QAARBAA SOO DIRAY $1BILYAN iyo badh
QAARBAA SOO DIRAY $ 1.125
MIDBA WAX LIIS DHEER
…….. $507
……..$4007
……..$125
……..$$70666
OO WADA LACAG AH
OO BUUXIYAY PHONKAYGA
ANOO AAD U FARAXSAN
AYAAN EEGAYAY NIMCADA ILAAHAY ISIIYAY
ALLAH MAHADLEH.

Riyada acounka phonkayga oo wada lacag ah
Riyada acounka phonkayga oo wada lacag ah

Jawaabta:

Riyada waa sida kuwii ka horreeyay oo kale waxay tilmaamaysaa hanti iyo mustaqbal aduun iyo nolol fiican, sidoo kale lacag si sahlan lagu helayo, waligaaga Alle ku mahdi si kastoo aad wax u hesho, haka mid noqonin dadka markay hanti badan helaan diinta Alle ka fogaada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More