Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Su’aasha:

Walal  fasirka riyada  abahay oo geeriyoday  oo xabashisa aan dul joogo  ayaanku riyooday

Abahayna  wakhti hore ayuu geriyooday
Alle ha uu naxariste

Fasirka riyada  abahay oo geeriyoday  oo xabashisa aan dul joogo
Fasirka riyada  abahay oo geeriyoday  oo xabashisa aan dul joogo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad tukato haddaad awooddo inaad sadaqo u bixiso u bixi dadka masaakiinta quudi adoo ay kaa tahay sadaqo aabbahaaga aad u baxsanayso.

 

Riyada aabaha mar hore dhintay oo aad u qabeyneyso

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More