Quraanka online ka baro sidoo kale tafaasiirta iyo axaadiista

Maanta waxbarashada aad ayay u fududaatay, qalab badan ayaa la helayaa oo sahal kaaga dhigaya inaad waxbarato.

Quraanka online ka baro sidoo kale tafaasiirta iyo axaadiista
Quraanka online ka baro sidoo kale tafaasiirta iyo axaadiista

Qofka raba inuu barto quraanka kariimka online macallin la’aan ah ama inuu muraajaceeyo wuxuu ka helaa webkan wuxuu leeyahay qaabab badan oo sahal si fudud lagaga baran karo quraanka kariimka, sidoo kale wuxuu wataa tafsiir iyo tarjamo afaf badan ah:

http://www.houseofquran.com/

Webkan kale isagana wuxuu sahal kaaga dhigayaa wax kaste ku saabsan diinta islaamka inaad ka baarto:

https://bahith.app/

Webkaan isagana waxaad ka heli kartaa kutubta tafaasiirta oo dhan wixii aad rabto ayaad ka baari kartaa:

https://tafsir.app/

Webkan isagana axaadiista oo dhan ayaad ka baari kartaa asoo kuu sheegaya xadiiska qofka wariyay iyo kitaabka uu ku sugan yahay:

https://sunnah.one/

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More