Waxan ku riiyooday md Farmaajo oo xil ii magacaabaya

Su’aasha:

Asc wllo waxan xalay ku riiyooday madaxweyne Farmaajo oo xil ii magacaabaya waxana marka hore wareysi ila yeeshay Taliyaha Nabad sugida soomaaliya anaga oo koox dhalinyaro ah dhalinyaradaas waan aqaana waan wada shaqeyna hal xafiis ka tirsanahay intaas kadib taliyaha Nabadsugida wuxuu ii geeyay Madaxweyne Farmaajo kadib ayuu madaxweynaha igu dhahay waan ku soo wacaya xil ayana ku magacaabi doonaa.

Waxan ku riiyooday md Farmaajo oo xil ii magacaabaya
Waxan ku riiyooday md Farmaajo oo xil ii magacaabaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax kaa farxinaya oo guul kuu ah adiga waa riyo fiican oo mustaqbal fiican tilmaamaysa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More