Qof lacag dadow cunay towbad malaga aqbalaa

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku weydiinaya nin baa lacag qiyaano ugu shaydana iyo nafba igu qaaday waxana raba inan ninka u tago cafis weydiisto lacagta ka cunay hadda inaan bixiyo ma awooda inan isku dhiibo dhaha ii caafii alle aan u towbad keena dambiga aan galay diinta maxay ka qabta. si deg deg iga soo jawab wllo.

Jawaabta:

Haddaadan awoodin inaad u sheegto lacagta inaad ka cuntay oo aad ka baqayso dhib inuu kaasoo gaaro, hadiyad ahaan ugu geey lacagta adoo niyaysanaya inaad u celinayso xaqiisa.

Maxaayeelay xaqiisa kaama dhacayo si kaste waa inaad siisaa qaab kaste aad ku siin karto isku day.

Towbadda waxay ku xiran tahay qofka aad xoolaha ka cuntay inaad xaqiisa u celiso markaad ka towbad keenayso dami xuquuqda aadanaha la xiriira.

Qof lacag dadow cunay towbad malaga aqbalaa
Qof lacag dadow cunay towbad malaga aqbalaa
You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More