Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinayso

Su’aasha:

scw gabar haday riyo ku aragto iyadoo guriga nadiifinayso oo xaqayso qolalka oodhan musqusha jikada maxaa lagu fasira riyada nocas ah.

Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinayso
Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinayso

Jawaabta:

Riyada nadiifinta guriga aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa isbadal fiican mustaqbalka iyo deganaan xagga maskxda sidoo kale arsaaq fiican in heli doono, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa qofka inuu ka bixi doono wixii fikir iyo walwal iyo murugo haystay, riyadan waa bishaaro.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More