Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay

Lacagta Bitcoin sidee lagu helaa maxayna tahay?

Bitcoin waa lacag koodh leh oo la sameeyay sanadka 2008-kii, waxaana sameeyay koox aan la garanaynin cidda ay yihiin.
Adeegsiga lacagta Bitcoin wuxuu bilowday sanadka 2009-kii waxaana loo sameeyay Application oo open source  ah.
Bitcoin waa lacag dijitaal ah aan lahayn saldhig iyo bangi dhexe, qofka waxaa loogu diri karaa kaliya internetka.

Waa maxay lacagta Bitcoin sideena lagu helaa

Waxaa lagu sheegay inay tahay nidaam lacageed  Peer-to-Peer oo laga wado labada qof si toos ayay u kala qaadan karaan iyagoon bangi usoo marin lacagta.
Hadda qiimaha lacagtan aad buu korreeyaa maalin kaste qaali ayay sii noqnaysaa.

Waa maxay lacagta Bitcoin

Webka internetka ay ku leedahay lacagtan waa :

https://bitcoin.org

Waxaana lagu heli karaa inaad ka furato webka rasmiga ay leedahay account oo marka aad sidaa ku hesho boorso wax la dhaho oo aad kala tacaamuli karto iibsiga iyo iibsashada internetka.

Lacagtan sida la sheegayo sir weyn ayaa ka dambeysa ilaa iyo haddana lama oga sirtaas waxay tahay.

Waa maxay lacagta Bitcoin

Waa maxay lacagta Bitcoin

Dad badan waxay sheegayaan lacagtan in la rabo in laga dhigo lacag galaysa booska  lacagaha adduunka ka jira oona hal meel laga xukumayo.

Hadhow qofka aan la rabin inuu wax helo lacag maba heli karo waxaa la rabaa lacagaha kale oo dhan in la kansalo sidoo kale waxyaalaha wax lagu kala iibsado sida dahabka iyo qalinka.

 lacagta Bitcoin

Dadka qaarkii waxay leeyihiin dajaal ayay tilmaamaysaa lacagtan qofkii kasoo horjeesta dajaal nidaamka uu wato lacag maba heli karo illeen lacagta waa elektarooni magaca wuxuu ku jiraa date base oo lagu hagayo maamulka caalamka.

Lacagta laga helay Guriga Cumar Albashiir Video

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More