Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Islaamka oo maanta dad badan ay raadinayaan, markastoo weerar lagu qaado waxaa soo galaya diinta islaamka dad badan,  9/11/ marka maraykanka ay dhacday waxaa soo islaamay dad badan oo aan ogeyn inay jirto diinta islaamka.

Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday
Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

weerarada dambe ee labada masjid dalka New Zealand waxay keeneen dad badan inay diinta islaamka soo raadiyaan.

 

Haweeney caddaan ah oo maanta si la yaab leh quraanka u dhegeysanaysa, haweeneydaas oo maanta laga yaabo inay soo muslin, waayo quraanka qofka maqla wuxuu dareemayaa inuusan caadi ahayn.

Jinka marka ay maqleen Quraanka hore ayay ka qaateen

Wuxuu ku akhriyay suuratu Maryam, maxaayeelay waxay ka hadlaysaa sida uu ku dhashay Nabi Ciise Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee, waxayna sheegaysaa inuu yahay addoon Ilaahay inuu yahay.

marka lasco muuqaalka video ga

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More