Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Qisadii askariga Maraykanka oo Soomaali joogi jiray oo soo islaamay

Askarigan waxaa la dhahaa Richard McKinney wuxuu ka mid ahaa ciidamada badda ee maraykanka wuxuu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ka mid ah bariga dhexe waxaa ka mid ah meelaha uu kasoo shaqeeyay soomaali wuxuu la socday ciidamada maraykanka sanadkii 1993 joogay dalka soomaaliya.

Qisada askari Maraykan Soomaali joogi jiray oo soo islaamay
Qisada askari Maraykan Soomaali joogi jiray oo soo islaamay
Richard McKinney taariikhda islaamnimadiisa
Richard McKinney taariikhda islaamnimadiisa

Ninkan wuxuu ahaa qof aad u neceb diinta islaamka wuxuu isku dayay inuu masjid ku qarxiyo magaalada uu deganaa ee dalka maraykanka.

Laakin arrin yaab leh ayaa dhacday taas oo badashay noloshiisa oo dhan, maalin maalmaha ka mid ah gabar yar uu dhalay ayaa iskuulka ka timid, wuxuu maqlay iyadoo ka sheekaynayso gabar saaxibteeda ah oo muslin ah oo iskuulka la dhigato oo niqaaban, wuxuu yiri markaan maqlay aad baan u xanaaqay waan qayliyay gabadhayda way iga xanaaqday anoo leh gabadhayda inay dhax gasho ma aha kuwan  (wuxuu ka wadaadadka muslimiinta) markaas ayaan dib u fikiray waxaan is iri ilmaha yaryar waa nadiif wax cuqdad ma qaadaan waalidka ayaa baddala, fidarada ayay ku sugan yihiin, markaas ayaan bilaabay inaan baaritaan ku sameeyo diinta islaamka waxaan tagay masjidka muslimiinta waxaan weyddiiyay su’aalo ku saabsan islaamka muddo kaddib diinta islaamka ayaan ku qancay waan islaamay.

 

Nin soo islaamay asoo jira 99 sano

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More