Geedka ninka qaloocan xaaska ma u raaxayn karaa

Su’aasha:

Asc waxaan what qof nin xaas leh, uno joogto Caruur, mudo hal sano ah ayaan waxaan isku Gus oo uqoloocda dhinaca bidix xiliga kacsiga iyo biyo bax degdeg ah kadibna waxaa igu adkaada in aan suubiyo galmo dhamays tiran, Marka fadlan igu igu caawiyo arinkas xalkiisa

Geedka ninka qaloocan xaaska ma u raaxayn karaa
Geedka ninka qaloocan xaaska ma u raaxayn karaa

Jawaabta:

Shaqo kuma laha qoloocnaanta geedka ninka iyo awoodda raaxada ama galmada dhamaystiran.

Haddaad ka wado galmo dhamaytiran galmo biyabax wadato waxaa ku haysta dhib la xiriira xagga biyabaxa middaasna waa in la daaweeyaa marka la baaro kaddib.

Haddaad ka waddo galmo dhamaytiran geedka inuu sii kacsanaado ilaa aad ka biyabaxdo midaas waxay u noqonaysaa xagga kasiga.

In badan ayaak jawaabnay webka ka raadi.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More