Gabar ku riyootay iyadoo salaaxayso nin geedkiisa

Su’aasha:

scw gabar wali la guurasnin haday ku riyooto ayoo nin geedkiisa gacanta ku salsalaxayso riyadas maxa lagu fasiraa?

Gabar ku riyootay iyadoo salaaxayso nin geedkiisa
Gabar ku riyootay iyadoo salaaxayso nin geedkiisa

Jawaabta:

Gabar haddii ay riyo ku aragto iyadoo nin alaabtiisa gacanta ku qabanayso ama taabanayso riyadaas waxay tilmaamaysaa inay goor dhow guursan doono ama ay magac yeelan doonto ama war fiican ay ka hesho ayay maqli doontaa maalmaha soo socda.

 

إذا كانت الفتاة تحلم بأنها تمسك أو تلمس متعلقات الرجل ، فإن هذا الحلم يشير إلى أنها ستتزوج قريبًا أو يكون لها اسم أو تتلقى أخبارًا جيدة وستسمع عنها في الأيام القادمة.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More