Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin

Riyada:

asc wll waxaa jiro wiil xiriir jacayl naga dhaxeeyo wiil ayaa ladhashtay xaasle waaye sanad kahor ayuu guursaday marka su,aasha waxaa waaye xalay ayaan ku riyooday ninkas xaaslaha ah xaaskiisa anigoo lajogo talefankeda heesto kadib ayaan ku arkay sawir asi cowradiisa ayadoo afka cml udhawenayso iska qaaday wanka leexiyay hadana dib ayan usoo celiyay sawirka kadib ayaan niyada iska dhahay kan shaqajaan waaye gawadha waxaan miyoo kusameyaa mida kale wiilkan inbadan ayaan riyo ku arkaa badanaa

Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin
Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas aad cowradiisa aragtay walaalkiisa in wax idin dhexmari doonaan waliba waxaa laga yaabaa guur inuu idin dhexmaro oo calafkaaga uu noqdo, riyada maha sida laga fahmayo saqajaannimo, waayo cowrada hadda waa astaan tilaamayso xiriir guur oo idin dhexmari doono guud ahaan, idinka noqda ama dad qaraabo aad tihiin ha noqdaan.

Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay

Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa

 

ومن رأى أنه عريان في سوق أو وسط ملأ من الناس ورأى عورته بارزة ظاهرة بعينه والناس ينظرون إليه وهو يستحي من الناس فإنه يظهر فيه عيب كان يستره عنهم ولا يريد كشفه وربما دل على انتهاك ستره وإن رأى أنه تجرد في مسجد فإنه يتجرد من ذنوبه وربما دل التجرد في المسجد على إظهار ما عنده من دين كالأذان والصلاة والقراءة والامامة وما يشبه ذلك.
ومن رأى أنه عريان وله بعض ما يستره بين الناس فإنه يؤول برجل كان غنيا وقد ذهب ماله وبقي ما يستره فليحافظ عليه ويسلك طريق التقوى.
ومن رأى أن عريان وليس عليه شيء ولا أحد ينظر عورته وهو لا يظن بنفسه في كشف ‌العورة فإنه ان كان مريضا شفي وإن كان مهموما ذهب همه وإن كان مديونا قضي دينه وإن)
كان غنيا ذهب ماله أو بيعت داره أو يفارق زوجته وربما دل على التوبة وربما يتعرى من الدنيا ويتغطى بالآخرة وربما يصاب في ماله ويقال عنه ما يكره وتجرد الرجل الصالح خير ومنفعة وخروج هم وللعاصي هم وغم وهتك ستره وافتضاحه.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More