Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

Somali tribes And the economic, financial and agricultural impact

Beelaha soomaaliyeed beel kaste wax ayay caan ku tahay, qabiilka ugu fiican way adag tahay in la xadido.

Beelo waxaa jira ganacsi caan ku ah kuwo waxaa jira xoolo caan ku ah sdoo kale kuwo kale beero caan ku ah.

Qabiilka ugu faniin badan marka la sheego waxaan dhihi karnaa waa labo qabiil oo ah:

reer xamar iyo beesha jareer weyne.

Qabaiilka kaste waxa uu ku fiican yahay 4
Qabaiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

labadan qabiil ayay ku badan yihiin  dadka heesa ama falimada dhiga.

inakstoo laga heli karo beelaha kale dad fanaanin ah sida daarood ama hawiye ama digil iyo mirifle.

laakin labadan beelood ayaa ugu badan soomaali dhanka heesaha ama majaalidada ama filimada.

marka aad dib ugu laabato riwaayadaha lagu dhigi jiray soomaaliya waxaa ugu badnaa reer xamar ama jareer.

waxaa kaloo jira labadan meel meelaha qaar wax iska dhexgalaan wayna isguursadaan.

laakin soomaalida kale sidaas ma aha waa dad ku abuuran yasitaanka ama xaqiraadda.

marka beelo waxaa jira aad ugu dadaalo lacagta waxaa la dhihi karaa waa qabiilka ugu lacagta badan ama ugu hantida badan sidoo kale waxaa jira beelo ugu guur badan oo waxaad arkaysaa qofkiiba dhowr naag ayuu soo guursaday.

sidoo kale waxaa jira beelo ugu dadaal badan xaga waxbarashada ama diinta fahankeeda.

taasna lama dhihi karo hal beel ayay u gaar tahay dhamaan waad ka helaysaa wadaado.

sida ogaadeen majeerteen habargidir isaaq dhulbahante abgaal murusade gaaljacel baadicade xawaadle jareer raxweyn eelaay shiidle reer xamar dhamaan beelaha oo dhan waa laga helaa wadaado oo diinta bartay.

marka laga hadlo quruxda sidoo kale ma jirto beesha ugu qurux badan  beel la dhihi karo.

soomaalida way isku dhex jiraan  isla qabiilka ayaa ka helaysaa dad fool xun iyo dad qurux badan.

tusaale ahaan qabiilka murusade waxaa ku dhex jira dad ala duwan sidoo kale habargidir iskuma eka sacad iyo ceyr way kala fog yihiin.

mareexaan sidoo kale noocyo badan ayuu leeyahay.

waxaa kaloo jira beelaha soomaaliyeed inta badan walaalo ma aha way is sheegteen kaliya.

taas waxaa daliil u ah inay kala fog yihiin shabahahaan.

وأغار قوم على طيء، فركب حاتم فرسه وأخذ رمحه ونادى في جيشه وأهل عشيرته، ولقي القوم، فهزمهم وتبعهم، فقال له كبيرهم: يا حاتم هب لي رمحك، فرمى به إليه، فقيل لحاتم: عرضت نفسك للهلاك، ولو عطف عليك لقتلك. فقال: قد علمت ذلك، ولكن ما جواب من يقول هب لي؟
ولما مات عظم على طيء موته، فادعى أخوه أنه يخلفه، فقالت له أمه: هيهات شتان والله ما بين خلقتيكما، وضعته، فبقي والله سبعة أيام لا يرضع حتى ألقمت إحدى ثديي طفلا من الجيران، وكنت أنت ترضع ثديا ويدك على الآخر، فأنّى لك ذلك. قال الشاعر:
يعيش الندى ما عاش حاتم طيّء … وإن مات قامت للسخاء مآتم
وكانت العرب تسمي الكلب داعي الضمير، ومتمم النعم، ومشيد الذكر لما يجلب من الأضياف بنباحه.
والضمير: الغريب، وكانوا إذا اشتد البرد وهبت الرياح، ولم تشبّ النيران فرقوا الكلاب حوالي الحي وربطوها إلى العمد لتستوحش فتنبح، فتهتدي الضلّال وتأتي الأضياف على نباحها.
والحكايات في ذكر الأجواد والكرماء والأسخياء وأهل المعروف وما كانوا عليه من السخاء والكرم أكثر من أن تحصر وأشهر من أن تذكر. ففي مثل هذه المناقب فليتنافس المتنافسون ولمثلها فليعمل العاملون، فإن فيها عز الدنيا وشرف الآخرة، وحسن الصيت وخلود جميل الذكر، فإنا لم نجد شيئا يبقى على ممر الدهر إلا الذكر حسنا كان أو قبيحا

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More