Waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta ila taliya

Su’aasha:

Asc walal waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta waxa isku so aaday arooskayga iyo bixitankayga aan Canada ku aadayo waxa rabay ina first night arooskayga subaxeda baxo ninkana hadu rabo wakala tagena hadu raali ka yahayna waa wada joogena ana iso dacwonayo arintas side idinla tahay.

Waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta ila taliya
Waxan ahay gabar mardhaw guursan rabta ila taliya

Jawaabta:

Haddii ninkaas ku guursado waa ninkaaga xuquuq ayuu kugu lahaanayaa, waxaa ugu horreeya xuquuqdiisa inuu kula qaato waqtiga intuu u baahan yahay, marka maxaad u baxaysaa hal habeen kaddib markaad is meersataan, markay ugu yar tahay toddobaad kahor maad is mhersataan, marka waxaan kula talinayaa inaad ninkaaga tixgaliso haddaad rabto nolol fiican iyo qoys wanaagsan Canada wax weyn makaaga horreeyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More