Gabar dagaal na dhexmaray oo laabta i galisay

Su’aasha:

Asc wll waxn ku riyodey gabadh an saxib ahan jirney hada se xidhiidh saxibtinino na dhex oolin dagal horena na dhex maray hada walalnimo isku nahnay waxn arkay aniga iyo laba hablod walalo nahnay nagaso hor baxdey riyadii kadib wey salamen wey kaqadey wey la had hadashey aniguna niyada ayan ka idhi wadinkii isku cadheysanaaa hala hadlin wan kasi jeestey intey ila hadashey ayey laabta igalisey si kalgacal leh maxa riyada lagu fasiri kara wllo inta xuman hada nama dhextalo

Gabar dagaal na dhexmaray oo laabta i galisay
Gabar dagaal na dhexmaray oo laabta i galisay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in noloshaada ay noqon doonto mid  degan dadka aad isla joogtaan inaad isfahmi doontaan oo dhibaatada ay kaa yaraan doonto, waxaa kaloo dhici karta gabadhaas inay rabto inay kuu soo dhowaato oo aad saaxibo isu dhow noqotaan mar kale.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More