Fasirka riyada qof xildhibaan noqday

Su’aasha:

Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday anoo xildhiban Barlamaanka somalia noqday wali kuwa la soo xuli doona 2021 marka fasirkeeda muxuu noqon kara. Si deg deg iga soo jawab haddii aad awooda adoo raali ah.

Fasirka riyada qof xildhibaan noqday
Fasirka riyada qof xildhibaan noqday

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxa aad faraha kula jirto sidoo kale inaad magac yeelan doonto, fasirka riyada xilka inta badan waxaa lagu fasiraa qofka ku riyoodo inuu gaari doono muraadka uu leeyahay marka maha riyo macne xun wadata.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More