Riyada qasabka sonkorta iyo shukulaatada

Su’aasha:

Asc – waxaan Ku riyooday inaan joogo guri nin loyerka I ah ee sharcigayga I Qabilsan Bananka ama Daashka Gurigiisa Waxa Ku nool dad Shqaale u ah ee African ah oo xita dagan meshas Guryo yaryar dashka ugu yaalaan waxaan arkay mid Ka mid ah raga shaqaalaha oo kaso baxaayo guri wato Qasabka sonkorta oo wato usha Qasabka waxana Ku riyooday nin kale oo Asna oo hindina madow e wadanka u dhashay ee O’Day a wado delivery si Inuu ibinayo waxyaabo macaan shukulato kadib na waxan waydiyay Waxa ey Ka sameysantahay shukulatada Marku iishegey kadibna wan cunay markaan arkay Inay macanthaay kuwa Ila jogan u shegay ninkii waxuu inoo reebay shukulato kale o badan ninka shukulatada ibinayo waxa u xirna pistolad ana waxan islaha armay dadkan cawanta Ka siibtaan bistolada madama u gacmaha Ku hayo shukulatada u deliver garenayo dadki at maraynay Ayan Ka firinayay Inay wxa yelenayan waxna lama yelin intas un bann arkay.

Riyada qasabka sonkorta iyo shukulaatada
Riyada qasabka sonkorta iyo shukulaatada

Jawaabta:

Riyada waxay xambaarsan tahay nolol macaan inaad heli doonto waliba nolol kaaga imaan doonto dad kala duwan ganacsi iyo shaqo kale, geedka qasabka iyo shukulaatada waxaa lagu tiriyaa waxyaalaha macmacaan marka riyada waa wax fiican inkastoo ay wadato digtoonaan,  inaadan wax ku degdegin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More