Fasirka riyada daadka biyaha badan wata

Su’aasha:

Asc walal maxay noqon kartaa riyada daadka biyo badan oo magaalada rusheeyey marka kadib baa ku dhex arkay biyaha walashey oo towel ama shukumaano gaduudan oo ay leedahay oo daad kii ka qaaday kasoo ceshatay. Thnks

Fasirka riyada daadka biyaha badan wata
Fasirka riyada daadka biyaha badan wata

Jawaabta:

Daadka wuxuu tilmaamayaa cudur inuu imaan doono meesha uu soo gaaray, ama wax kale oo dhibaato wata, marka walaashaada dhibkaas ama cudurkaas way ka badbaadi doontaa marka ugu dambeysa, daadka riyada sidaas ayuu noqonayaa, ma aha wax fiican riyada daadka biyaha badan oo magaalada dhan buuxiyay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More