Riyada safarka maxay noqon kartaa

Dream of traveling

Su’aasha:

Qofka hadduu arko asoo diyaarad fuuli rabo oo wato boorsooyin waxaa muuqata inuu dal kale u socdo riyadaas maxaa lagu fasiri karaa.

Riyada safarka maxay noqon kartaa
Riyada safarka maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Fasirka riyada safrka inta badan waxay noqotaa is baddal qofka xaalkiisa is baddalayo, waxaa laga yaabaa safarka inuu noqdo hanti ama guur, hadduu qofka aado meel an la garanaynin oo aad u fog waxaa laga yaabaa inuu geeri noqdo safarka sidoo kale xaalka qofka ayuu u noqonayaa, qofka ku riyoodo asoo diyaarad saaran oo diyaaradda dal kale tagtay waxaa la dhihi karaa waa nolol cusub qofka bilaabayo.

saan horay usoo sheegnay safarka waa isbaddala guud ahaan, xaalad ama wadci uu qofka kugnaa oo galaya xaalad kale, maxaayeelay safarka waa isbaddal oo uu qofka ka tagayo meel oo uu aadayo meel kale

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More