Riyada roob da’aayo oo biyaha daadanaya aan luga galiyay

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday roob da’aayo wiil yar wllky mel biyo kaso dadanayan ayu luguha ku dhaqanaya ane bananka aaday waxa arkay biyo badan oo kasoo baxayo masajid waa biyo nadiifsan lugaha ayan lagalay ano ku dhex ordayo jidka aya waxa kuso socde nin weyn oo gadh weyn leh albabka ayan isku adiyay wan wayay ninki hadane jidka aaday asoo geed hoostiisa fdhiyo ayan arkay oo roobkane korkisa ku socdo .Jazakaallh

Riyada roob da'aayo oo biyaha daadanaya aan luga galiyay
Riyada roob da’aayo oo biyaha daadanaya aan luga galiyay

Jawaabta:

Waa khyar aad heli doontaan roobka waa naxariista Alle siiba markuu yahay qaabka aad ku sheegtay biyo nadiif aan dhib geesanaynin oon daad weyn ahayn oo aan guryaha duminaynin, riyada barwaaqo inshaa Allaah.

 

Riyada salaad iyo masjid iyo cirka oo roob xooggan kasoo da’ayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More