Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka

Hormone injected chicken meat is dangerous to health

Digaaga hormuunka duran iyo caafimaadka

Bariiska wuxuu ka mid yahay badarka caalamka ugu caansan xaga cunida.

sidoo kale digaagana aad buu ugu faafay caaalmka dalal badan ayaa aad u cuna. waxaa la dhahaa bariiska wuxuu ku macaan yahay digaag.

Bariiska iyo digaaga iyo basbaaska
Bariiska iyo digaaga iyo basbaaska

Digaaga hadda waxaa la duraa hoormuun gaar ah oo lagu cayiliyo.

waxaa la sheegaa hormuunkaas inuu halis u keeno caafimaadka.

wuxuu keenaa jirrooyin badan oo ay ka mid yihiin jirada kelliyaha. marka waxaa ay sheegeen dhakhaatiirta meelaha uu fariisto hurmuunkaas inuu yahay qoorta iyo garbaha iyo maqaarka, marka habboon qofka inuusan ka cunin meelahaas ama uuna badsanin.

Hilibka digaaga
Hilibka digaaga

 

Hormone-injected chickens and health

Rice is one of the most popular cereals in the world.

Chickens are also very widespread and many countries eat them very much. It is said that rice is sweet with chicken.
Chickens are now injected with a special hormone to fatten.

It is said that this hormone poses a health risk.
it causes many diseases, including the diseases of the governor. When it is reported by the doctors that the areas where the shrine is placed are the neck, shoulders and skin, when the person should not eat in those places or increase it.

 

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More