Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa

Su’aasha:

Asc walal shekadan aya ii qabsatay waxan uu socday dalka Canada 🇨🇦 2018 Ayan dalbaday visa kadib hooyaday aya ku maqned dalkas wax badan ayu iga maqnaa waxan is baranay wiil 2020 wiilki waa saaxibnay xirirna wana dhex maray kadib guur ayu iso bandhigay kadib waxa dhacday ano ogaladay guurkisa oo Bari meherkayga tahay waxa iso dhacay visahygi hooyaday waxay ii tiri kenya 🇰🇪 imaw habeenkii aqalkeyga ninki waxa iri seexo waa ino Bari subaxina wuxu iso kacay ano dharkayga gurtay oo bixi raba wanka tagay dambi maku leyahay xata jirkayga musan tabaan shumis maahe tankale marka baxo mayska fasaqi kara wayo canada 🇨🇦 waxbadan ayan sugayay aniga wll.

Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa
Canada ayaan u socdaa ninka ma iska fasaqi karaa

Jawaabta:

Qofka marka uu Visa helo waqti badan ayuu haystaa, marka adiga maxaad uga carartay ninkaaga? teeda kale xuquuqda ninka uu kugu lahaa aaway?, naagta haddii mar la guursado ninkeeda xaq ayuu ku leeyahay inuu ha helo waxa uu rabo haddii ay u diiddo qalad ayay ku jirtaa, haduu isaga cafiyo mooyee.

Ma jirto sabab aad ku fasaqdo ninka, sheekada saad moodayso ma aha, waxaa jiro sababo keeni kara fasaqidda ninka, taasna meesha ma taallo, ninkaas waa ninkaaga xaq buu kugu leeyahay.

You might also like
1 Comment
  1. Qooraha xoolaha maxay ka qabtaa diinta in la cuno
    Mascuud says

    Ilaahay ha cabso ninkaaga usoo laabo canada waxba maahan meesha wiilal joogta oo naag haysan meeqo naago ayaa jira oo niman haysan meel kasta aad joogtid ayaa dibad kuu ah ninkaaga usoo laabo aduunka haku ciriirin maanta maraar ahayn ayaa shalaayi doontaa 😭😭😭😭😭 wlahi waan la ooyay wll dhib mlahan iska dulqaado ilaahay ayuu kuu hiilin doono?

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More