Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Riyada:

Asc walal waxaan ubahna fasirka riyada

Ano joogo  meel timo  jare   ah oo  timaha laga jarto

Marki ninki timaha  jaraha  aha uu damcey in uu bilaabo  timo  jariida  uu arkay  timahayga  oo timo  dumar  oo dhaadher  timahayga  lagu  dul  xidhay Ka dib marku damcay  in uu jaro  timaha  dumarka  ee igu  xidhan  sidi  aan noqday qof xalad kale dareemay  oo meshi  lagu kala cararay Hadey macqul tahay walal fasirka riyada iso micne mahadsanid

Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay
Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo dadka ay kugu dhaleeceynayaan inaad la kulmi doonto, waxyaalo aan haboonayn inaad gacmaha la gali doonto, riyada timaha noocan ah oo aan timahaada ahayn oo dhaadheer waa murug iyo fikir kuu imaan doono, ka fogow wixii dhib kuu keeni kara, sidoo kale ka fogow dadka dacaayada badan oo niyadda kaa dilaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More