Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Su’aasha:

Asc daruur gabar baa aabaheed nin 55 jir ah siiyay iyadana waxey jirtaa 20 sano ninkii gabadhii muusan bikro jabin 2 bilood buu lajogay kadibna wuu katagay safar buu ka aaday marka gabadha markasto ey istiraahdo wac ninka wuxu ku dhahaa ha iso wacin aniga lee ku so wacaayo sababtana uma sheekin marka arinkaas gabadha wey dhibsatay heer waxey gaartay markasto uu so waco cabsi bey dareemee maxa keenikaro cabsidaas.

Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay
Nin 55 sano jir ah oo gabar 20 jir ah guursaday oo arintan ku sameeyay

Jawaabta:

Ninkaas gabadha qalad buu ku sameeyay, hadduusan awoodin qancinteeda xagga sariirta inuu guursado ma ahayn, ninka da’daas jira inta badan ma qancin karo gabar yar, inkastoo raga ay kala duwan yihiin, laakin haddana qaabka uu u galay intuu ka dheeraaday buusan rabin inay lasoo xiriirto.

Taas waxaa lagu fasiri karaa inuu magac iyo faan kaliya uu u guursaday, rag waxaa jira lacag leh oo ku faana guurka gabdhaha yaryar iyagoon wax isku haynin wuxuu rabaa inuu u faano dadka saaxiibadiisa ah waxaana u badan dadka ganacsiga ku jira.

Gabdhan halis ayay ku dhici kartaa nin bay u baahan tahay hadday dambi gogoldhaaf ku dhacdo waxaa laga yaabaa inuu qeyb ka qaato dambigaas, maxaayeelay intuu meel ku xiray ayuu  qancin waayay.

Waxaa laga yaabaa cabsida ay dareemayso inay ka dhalatay dhaqanka uu kula dhaqmay iyo saska ay ka qaaday ninkan oo buuxin waayay baahideeda naagnimo, waxaa laga yaabaa inuu kula  ku dhaho hadalo kulkul, dumarka hadalka macaan iyo erayada naxariista leh oo amaanta ay ku dheehan tahay aad bay u dejiyaan, waxaa dhici karta mar kaste inuu u goodinayo oo ku dhahayo ereyo kulul oo aflagaado iyo caay la socoto, gabdhaha hadalkaas oo kale nafta ayuu ka dilaa wuxuu ku ridaa niyadjab.

 

Waxaan ahay wiil jira 24 sano wax gadh ahna malahi

 

That man made a mistake on the girl, if he was not able to satisfy her on the bed he would not have married, the man of that age usually could not satisfy a young girl, although there are different men, but again the way he entered the way he went further did not want her to be in contact.

This can be interpreted as that he has only married a name and pride, there are men who have money and who are proud of marrying young girls without keeping things together he wants to be proud of his friends and most of them are people in business.

This girl can be in danger because she needs a man. If she gets a forgiveness of a crime, he may have to take part in that crime, because he has imprisoned her and he has not satisfied her.

It may be that the fear she feels is the result of the culture he has treated her and the saska she has taken away from this man who has not fulfilled her needs as a woman, he may say hot words to you, women who speak sweet words and words of kindness and praise are very calm, it may happen that he always promises and says hot words of insults and insults, He kills girls with such a statement and puts them in frustration.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More