Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

Su’aasha:

Asc bahda Daruur waan idiin salaamay maalmahaan waxaan ku wareeray qaabka su aal weydiinta maadaama aas wax badan ka badasheen hababkii hore ee su aalaha loo soo diri jiray Alx maanta Ilaahey igu guuleeyey inaan idiinla soo xiriiro waxaan ku weydiina sxb majirtaa daawo ama boomaato loo isticmaalo gubitaanka wajiga magaceeda iyo sawirkeeda ila wadaag

Boomaato baa bi'isa gubniinka wajiga majirtaa
Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

Jawaabta:

Soo dhowoow, su’aalaha aad soo diri doonto cusboonaysiintan kaddib profilkaaga ayay galayaan, magacaaga markaad click siiso waad wada arkaysaa dhamaan, marka ha illaawin userka iyo passwordka aad kusoo galayso Daruur.

Waxaa jira bomaatooyin badan loogu talagalay meesha gubato in la mariyo, waxay ka ilaaliyaan ifekshanka iyo jeermiska, sidoo kale gubniinka uma gudbayo gudaha jirka, si dhaqsi ayuuna jirka ugu raysanayaa xaanuunkana way yareeyaan waxaa ka mid ah bomaatooyinkaas:

Boomaato baabi'isa gubniinka wajiga majirtaa
Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

Neerfaha iyo wajiga iyo indhaha guduudanaya

Boomaato baabi'isa gubniinka wajiga majirtaa
Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa
Boomaato baabi'isa gubniinka wajiga majirtaa
Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

1- Mebo
2- Mupirocin
3- Bacitracin
4- Sulfamylon

 

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More