Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Su’aasha:

Sxb hal qof sidee looga xirtaa online kaaga bal iisheeg /  Qof adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga.

Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga
Adigoo WhatsApp online ka ah sidee hal qof looga xirtaa online kaaga

Jawaabta:

WhatsApp ma aha sida Facebook Messenger oo kale adoo online ah inaad qofkii aad rabto iska xiri kartid, laakin hab ayaad sameyn kartaa inaad block saarto ilaa aad ka dhamaysanayso kaddib aad balooga ka qaaddo.WhatsApp 1

Waxaa kaloo aad sameyn kartaa si aysan kuu wareerinin qoraallada uu soo qorayo mute notification,  taas ayaad samaynaysaa qoraalladiisa ayaad aamusinaysaa, taasna waxaad ka sameyn kartaa sida sawirka kaaga muuqato, inaad riixdo qofkaas kaddib aad  aaddo view contact kaddib aad saxdo notification. waxaad dooranaysaa mudda aamusinta

Laakin bloogga ayaa ugu fiican si uusan waxba kuugu soo dirin ilaa aad ka dhamaysanayso howshaada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More