Riyada Aduunyo gadoonka

Su’aasha:

Asc Walaalaha Daruur waxaan ku riyooday Aduunyo gadoon aniga oo qol irid banaan ah jiifo in dhulka dhan uu gubtay oo aan Lugaha ka gubtay hadana Xanuun ma dareemayo deg deg ayaan qolka ugu Soo baxay familkeena iyo dadka oo dhan ayaa isku dhex yaac ka jiraa waxaa la leeyahay Aduunyada way Dhamaatay Waa qalaas anigana wax Wal Wal ay iguma jiro waxaan ku faraxsanahay in dunida La rogayo hees ayaan is qaadayey oo Hindi ah aniga iyo qof ila socday balse waa hebel aan Oran Karin waxaana leeyahay dunida waxay dhamaatay aniga oo aan guursan Si jees jees ah oo aan war war ku jirin ayaan u hadlayey.

Riyada Aduunyo gadoonka
Riyada Aduunyo gadoonka

Jawaabta:

Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dambiga iyo qaladka qofkii ku riyoodo aduunyo gadoon waxaa looga digayaa xumaanta iyo dambiga marka naftaada dib ugu laabo oo eeg qaladaadka aad samaynayso kana towbad keen.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More