Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa’ido u leedahay

Su’aasha:

Nio aroortii hore markaan soo koco bahalkayga waxaan ku daliiga saliid macsarada marka subixii hore sow uma wanaagsana in guska aan ku daliigo si iu firfircooni u helo.

Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa'ido u leedahay
Aroortii hore bahalka hadii lagu daliigo saliid macsaro maxay faa’ido u leedahay

Jawaabta:

Nin dhalinyar aan xaas qabin kulama talinayo inuu sidaas sameeyo taas waxay u keenaysaa siigo inuu mar kaste sameeyo, waxaa la sheegaa daliigidda geedka oo saliid seytuun ama macsaro marka la mariyo inay taas awood siiso laakin dhibka adiga ay kuu keenayso ayaa ka badan, maxaayeelay doob ayaad tahay, marka aad daliigto geedka kacsi iyo dareen ayaa u imaanaya biyaha ayaa xiniinyaha kaa xanuujinaya, raga xaaska leh hadday dumarkooda ka dalbadaan inay geedka ugu daliigaan saliid macsaro ama seytuun oo qandac ah aad bay ugu roon tahay murqaha xubinta raga awood iyo adeyg ayay ayuu ka helaa.

Waqtigana kuma xirna mar kaste ayaa lagu daliigi karaa.

 

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More