16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay sidee looga soo kabsadaa

Su’aasha:

16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay 20 jirkaygiina Waan Iska Joojiyay Hada 23 Jir Ayaan Ahay Wax Rajo Ah Ma Leeyahay

16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay sidee looga soo kabsadaa
16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay sidee looga soo kabsadaa

Jawaabta:

Haddii aad ka tagto sidaadii hore ayaad kusoo noqonaysaa waxaan kuu sheegayaa siigada inaysan fiicnayan dhinac walba, dhibka ay leedahay aad buu u badan yahay, webka ka dhex raadi si fiican ayaan uga hadalnay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More