Riyada gabar ku qubaysanayso albaabka hortiisa oo dumaashigeeda arkayo

Su’aasha:

waxan ku riyooday anoo ku qubaysanaya gurigayga hortisa waana qaawanaa dhaman jirka oo dhan qolka albaabka guriga u dhow waxa joogay dumaashigay ninkayga walalkisa iyo xaaskisa oo meesha fadhiyay aniga waa la yabanaa sidee ugu qobaysanaa meel aan musqul ahayn iyo mel yaab badan dad hortooda boqada dabada wuxuu u ekaa inuu soo bararsan yahay bawaasiir wax i hayo oo kale markaan farta ku taabtay  albaab kale oo albaablka dhinicisa waan furay si aan u gambado riyada meesha ayay ku dhamatay waa soo kacay fadlan ii fasira riyada.

Riyada gabar ku qubaysanayso albaabka hortiisa oo dumaashigeeda arkayo
Riyada gabar ku qubaysanayso albaabka hortiisa oo dumaashigeeda arkayo

Jawaabta:

Riyadan wax weyn ayay xambaarsan tahay waxaa laga yaabaa in digniin lagu siinayo, waxaa kaa fakan karo wax adiga aad qarinayso waa inaad is ilaalisaa, waayo cowrada marka ay riyada ka dhex muuqato adoo cabsanaya oo dad ay kuu jeedaan waa ceeb iyo xumaan iyo sir lagaa arki doono, samanka aan joogo waa saman halis ah oo qofka musqusha wax loo dhigi karo camera qarsoon ayaa loo dhigaa dadka qaar musqusha siiba guryaha dad aan walaalo ahayn iskula nool yihiin marka iska jir hadaad dad kale la nooshahay.

Riyada waa digiin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More