Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato

Soomaalida aad bay u jecel yihiin cayilka waxayna ku tiriyaan buurnaanta inay astaan u tahay nafaqo fiican iyo hanti waxaa la dhihi

Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato
Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato

jiray ninka wuu dhaqan yahay calool buu leeyahay, raga soomaaliyeed marka ay guursanayaan waxay raadsadaan naagaha cayilan oo dabada leh jirka ah, laakin marka yurub la yimid sheekada way is badashay dadka waxay ogaadeen waxyaalo badan oo la xiriira cayilka iyo caatanimada, waxaa la ogaaday caafimaadka inuu ku jiro hilib la’aanta marka ay baruurta jirka ku badato waxay keentaa cuduro badan oo dhib u keenaya raga iyo dumarka sida sokorta oo kale ama wadnaha, waxaa kaloo jira ragga buuran oo hilibka badan leh inay yihiin dad aad u daciifsan xagga raaxada sariirta waxaa la sheegay haweenkooda inaysan u qancin karin sida la rabay, ama badankooda geedkooda aad buu u gaabanyahay meel fog dumarka kama gaari karo, marka waxay bilaabeen inay gym tagaan dumarka iyo raga siiba dadka ku nool yurub, haweenka soomaliyeed hilibkii way naceen baridii weynayd aad bay u kiraahsadeen waayo dhaqankii ayaa is rogay, sidoo kale ragii yurub tagay waxay naceen dumarka soomaali oo cayilnaa waxay ka dalbadeen inay is caateeyaan, hablo badan ayaa lagu furay cayilka, marka dhaqanka sidaas ayuu isu rogay wixii shalay ficnaa maanta waa la nacay waxaa la rabaa gabar marka loo galmoonayo korka la saaranayo oo khafiif ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More