Riyada gabar guur lagu qasbayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday hooyaday oo igu qasbeysa inaan guursado nin ay dhashay hoyadey inaaderted oo aanu isku nahy ninka habarwadaag labaad .markaa ana waan diidanaa oowan ooyayay habeen kii oodhan .hoyana qabiil ahaan Bey igu dartay wiilka. Lkn cidna iney maqleen aan aabo ka aheen.MAHADSANID.

Riyada gabar guur lagu qasbayo
Riyada gabar guur lagu qasbayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaadan raalli ku ahayn noloshaada iyo waxa aad ku sugan tahay,  sidoo kale inaadan ku qanacsanayn xaaladdaada, riyada guur toos lama xiriirto ee waxay tilmaamaysaa xaaladda aad ku sugan tahay, waxa aad rabto iyo waxa hooyadaada ay kula rabto ayaa iska soo horjeeda, waxaa laga yaabaa inuu khilaaf idin soo dhex maro, marka dib isugu laabo oo fiiri wixii kaa qaldan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More