Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo

Su’aasha:

wiil aan garanayo oo an qol wada daganahay ayaa ku riyooday anigo la idilayo wuxu igu dhahay riya ayaad igaga hor imatay waxan kudhahay askar aya dadka dileysa is ilaali markaad isii daba mareyse ayaa xabad la soo tuuray aniga wan ka gambaday adiga ayaay kugu dhabarka kaga dhacday ayu igu dhahay markad sojeedsatayna sujuud ayaay kaga dhacday mid kale ana waan cararay ayuu igu dhahay.

Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo
Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo

Jawaabta:

Waxay tusinaysaa riyada ninkaas inuu dood qof kale kula jiro ama cabsi ay hayso siiba dad ay qaraabo yihiin ama tartan adag inuu kula jiro dad ay saaxiibo yihiin, waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa in qofkaas mashaakil badan uu gali doono, ama inuu ciil hayo.

Waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad dhib weyn ka badbaadi doonto adiga marka cagsiga dilka lagu fasiro riyada.

Guud ahaan iska ilaali dadka xunxun inaad la socoto ama inaad tagto meel dhib kaasoo gaari kara.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More