Waxan ku riyooday caaro oo sariirta hoosteeda ku jirto

Waxan ku riyooday caaro oo sariirta hoosteeda ku jirto

Riyada:

wll habeen hore waxan kuriyooday wiil xiriir naga dhaxenjiray aan kala xanaaqnay bil kahor walashiisa ii imaaday mida kle anaga tukaan yar ayaa noofuran inta badan aniga ayaa joogo marka wax ayee iga gadanaysay 2wiil asiga ladhashay ayaa jiro wlshis waxay dhahday dumashiday hebel lambarkeeda aaa laysoo diray isii dumashiday kale ayaa isoo dirtay ayee dhahday familka dhan way iga sugaayaan keen aniga waxan dhahay wllkaa mar ayuu imo heeda igala soo hadlay lkn lambar kama haayo WhatsApp haduu iga soo wici lahaa wanba zave garaysan lahaa hada mahaayo ok ayee dhahday adeegeda ayan siyay lkn lambarkeeda ayan raadiyay waliba sariirta walshay hoosteed caaro caaro ayaa kabuuxday lkn ima taaban waan waayay wan iska daayay lkn waxan niyada kadhahay iyagaa famil isku ehee maxay ani isoo waydinaayaan lambarka gawadhaan.

Waxan ku riyooday caaro oo sariirta hoosteeda ku jirto
Waxan ku riyooday caaro oo sariirta hoosteeda ku jirto

Fasirka:

Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo rafaad ay sabab u noqonayaan dad cadow ah oo xaasid ah oo raba inay dhib kuu geystaan, riyada caarada guud ahaan waa riyo cadow qarsoon tilmaamaysa siiba marka uu soo galo meel qarsoon sida sariirta hoosteeda oo kale, waliba cadowgaas waa naag, iska ilaali dadka xunxun oo xaasidka ah.

Waxaan Ku Riyooday Aniga Oo Carabka Xeriga Caarcaarada Igaga Dhagan Yahay

قد تدل العنكبوت في الحلم على امرأة ذات ضررٍ وخطر، وظهور العناكب في البيت في المنام ترمز لظهور العداوات أو تعرض صاحب البيت للفقر والخسارة،

وأغلب حالات رؤية العنكبوت في الحلم مكروهة حسب ابن سيرين.
والعنكبوت في المنام للرجل يدل على امرأة مخادعة أو زوجةٍ ناشز، وحلم العناكب قد يرمز لظهور العداوات فجأة ومن حيث لا يعتقد صاحب الرؤيا،

وإذا رأى الرجل المتزوج عنكبوت تنسج بيتها في المنام فهي امرأة لا تؤتمن،
يدل هجوم العنكبوت على الخوف من أمرٍ فيه مكر، وظهور العنكبوت في الرؤيا يدل أيضاً على العدو الذي يخفي عداوته،

فإن رأى النائم العنكبوت يقرصه قد يناله ضررٌ من عدوه، والنجاة من العناكب في المنام ترمز للحصانة من العدو والنجاة من خطره.

تنبئ رؤية العنكبوت في الحلم بالحرص والحيوية في إدارة أعمالك. سوف يحالفك الحظ وسوف تجمع ثروة كبيرة إذا رأيت عنكبوتاً ينسج نسيجه فهذا ينبئ بالسعادة العائلية.

إذا قتلت عنكبوتاً فهذا ينبئ الخصام مع الزوجة الحبيبة، إذا عضك ‌عنكبوت فتكون ضحية مؤامؤات ودسائس الأعداء في محيط عملك.

إذا رأيت عدة عناكب معلقة في أنسجتها حولك فهذا فأل خير وينبئ بالحظ والثروة والصحة الجيدة وأصدقاء مخلصين.

إذا رأيت عنكبوتاً كبيراً يهاجمك فسوف تصل إلى الثروة سريعاً إلا إذا أعاقتك المخاطر.

إذا رأيت عنكبوتاً كبيراً جداً وآخر صغيراً يتوجهان نحوك فستعيش أياماً رغيدة بيضاء وستشعر أنك ناضج في حياتك.

أما إذا لسعك العنكبوت الكبير فهذا يعني سرقة الحساد لثروتك وإذا لسعك الصغير فستتضايق من بعض المكائد والمشاكل الصغيرة الطفيفة.

إذا هربت من‌‌ ‌عنكبوت كبير فستخسر قليلاً من المال.

إذا قتلت عنكبوتاً في الحلم فستتحسن أحوالك أخيراً. إذا عاد العنكبوت إلى الحياة ولحق بك فأنت مهدد بالمرض والفقر.

إذا حلمت امرأة برؤية ‌عنكبوت أو عناكب ذهبية تتراقص حولها فهذا ينبئ بتحسن في ظروفها العائلية وبمزيد من الصداقات

You might also like
2 Comments
  1. Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata
    cabdi xakiin says

    Asc waa idin salaamay dhammaamtin waxa aan qabaa dhaga xanuun o dhagaha anoo yar idilaacen oo ikafashan qaaden mar dhaw ayan dhaqtar muqdiaho jogo u tagy waxa oo idhhy xuubabka dhagaha ayaa kaa dilaacay marka waa in qaliin lagu sameeya oo xuub la saraa, ,,, xaqa maqalkana waa igu culus yhy oo saaid wax uma maqlo ,, magalaa qaliinka dhaqtrka mise wa iska dhaafa ,, hadi qalinka la sameeyo malaga yaaba in maqalkeyga caadi noqdo sida dadka kle jiimeylkeyguna waa kulane904@gmail.comm

  2. Riyada farxad aroos iyo naxdin geeri wadata
    jamaal says

    asc wll waxaan rabey inaad riyo ii fasirtaan riyadan waxaan ku riyooday shiikh aan intarnaydka ka bartay oo carabi ah wuxuu igu yidhi riyo intuu igu yimi aduunyada waxa( laga dhigay iyo lagaaga dhigay garan miday ahayd) sida fargalka aad sidatid waxaanna riyada sitay fargal faskiisu yahay madaw iyo cadaan carabi ahaanna wuu iigu ydhi(جعلت الدنيا كهذا الخاتم في اصبعك) gmailkayguna waa jamaalcabdullaahi5@gmail.com

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More