Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Su’aasha:

Asc mahadsantihiin
waxan ku riyooday aniga oo meel banana oo geedo yar oo qalalan ku yaaliin oo ciida anoo jooga ay igusoo yaaceen masas badan oo huruuda markay inyar iisoo jiraan oo ay isoo gaadheen ayuun buu dhinacayga midig mas wayn oo huruudihi kasoo baxoo wuuwada Cunay dhamaan masaskii oo qaarna waxaan arkay iyagoo dhintay qaarna wuu liqay qaarna mabay socon karay ayaan iska dhaafay
Allah mahadle.

Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen
Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in dadka cadowgaaga aysan wax kaa qaadi karin waxay tusinaysaa in Alle ku salidayo wax ka adkaanaya, waa riyo fiican, masaska waxay tilmaamayaan dad cadow ah oo xun, maska ka weyn iyaga laayayna waa wixii Alle ku saliday iyaga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More