Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed

Su’aasha:

Asc xalay waxan ku riiyoday hooyo ii xanaqsan oo igu qeylinaysa iyo anoo gurigayga iyo xaaskeyga ka foogaaday anoo ka dhuumanaya xanaqa hooyaday awgeeda. Si deg deg igu soo jawab.

Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed
Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa walwal iyo cabsi qalbiga kaaga jirto, sidoo kale inaad samaynayso wax hooyadaada aan raalli ka ahayn, waxaa laga yaabaa inaysan kuu sheegin laakin qalbiga ayay ku haysaa ee isku day inaad hooyadaada raalli galiso iska ilaali dhib iyo xakaar inay ka dhex dhacaan xaaskaaga iyo hooyadaada waa riyo digniin ah oo kugu boorrinayso inaad kala ilaalsato qoyskaaga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More