Waxan ku riyooday Anigoo sugayo natiijada imtixanka dowlada

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday Anigoo sugayo natiijada imtixanka dowlada aad ayaan uga naxsanay maxad keni donta waxan arkay warqad cad oo dhaxda uga qorantahy 67 sida sacad cml marba number aya kuso darsomaya ane waxan is laha 70 wax yar aya kaga dhiman waad guleysatay ayan is laha anigo kaligey iska damashadayo aya kacay. Jazakaallh.

Waxan ku riyooday Anigoo sugayo natiijada imtixanka dowlada
Waxan ku riyooday Anigoo sugayo natiijada imtixanka dowlada

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka gudbi doonto waxyaalaha fikirka kugu hayo oo aad u gudbi doonto marxalad kale ka duwan marxaladda hadda aad ku sugan tahay, ama nolol kale inaad gali doonto waliba waxay u badan tahay nolol ama xaalad ka fiican xaaladda hadda aad ku sugan tahay,   khayr Allaah haka dhigo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More