Waxan ku riiyooday Ninkeyga oo Masjidka Tafsiir ka aqrinaya

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday Xalay Ninkeyga oo Masjidka Quraan Tafsiir ka aqrinaya marka Fasiirkeeda muxuu noqon kara? Fadlan hadad awooda sida ugu dhaqsiyaha badan igu soo jawab. Waad Mahadsan Tahay wallo.

Waxan ku riiyooday Ninkeyga oo Masjidka Tafsiir ka aqrinaya
Waxan ku riiyooday Ninkeyga oo Masjidka Tafsiir ka aqrinaya

Jawaabta:

Riyadaan waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu ku sugnaanayo diinta oona uu noqonayo qof daacad kuu ah oo Alle ka baqaya, hadduu wanaagsanaa wanaaggiisa wuu siyaadi doonaa hadduusan wanaagsayanna wuxuu noqonayaa qof fiican oo diinta ku dhegan, marka waa riyo bishaaro ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More