Waxaan ku riyooday walaashey 16 jir ah oo cunug dhalaysa

Su’aasha:

Asc walaalayaal waan idin mahad naqayaa Waxan ku riyooday walashey iga yar ahna Gabar 16 jir ah wali ma guursan Iyado dhalaysa cunug waliba waxbarasho ayey ku jirtaaa maxay noqon kartaa

Waxaan ku riyooday walaashey 16 jir ah oo cunug dhalaysa
Waxaan ku riyooday walaashey 16 jir ah oo cunug dhalaysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa walaashaada inay nolol cusub gali doonto oo ay guursan doonto riyada gabadha aan la guursanin oo ilmo dhalaysa waxay tilmaamaysaa gabadhaas in nin soo doonan doono, marka walaashaada nin ayaa soo raadsan doono goor dhow sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag ay nolosheeda kala kulmi doonto siiba nolosha guurka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More