Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

Reactions to the statue of Mohammed Abdullah Hassan

Dad badan ayaa weerar culus ku qaaday Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Waxay sheegeen inuu duray soo celinta taalada Sayidka.

Qiraa’ada miimka reeban oo waaw lagu darayoWaxay leeyihiin dadka isaga ku dhegan wuxuu isku sawiray taalo shisheeye wuxuu diidayaa markaas taalada Sayidka.

taas uma noqon karto caddeyn inuu taaladaas uu isku sawiray inuu iyada taageersan yahay.

sheekada qof meesha uu rabo ayuu u jiidayaa cudurka soomaali haysta waa qabyaalad oo qurun ah

Dagaalka ka socda baraha bulshada waa dagaal qabyaalad ku salaysan qof kaste wuxuu iska dhigayaa qof wadani ah.

Dhammaan waa furasad gaad oo raba inuu kusoo gabbado dalka siduu u heli lahaa taageero buuxda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More