Seytuunka iyo caafimaadka jirka

Benefits of guava for health

Seytuunka wuxuu ka mid yahay furuutka waxtarka badan leh jirka, oo daawo noqon kara, caafimaadka ayuu u roon yahay.

Faa’idooyinka laga helo seytuunka waxaa ka mid ah:

Seytuunka iyo caafimaadka jirka
Seytuunka iyo caafimaadka jirka

Seytuunka wuxuu ka hortagaa burukiinada iyo hargabka siiba caruurta yaryar.
sidoo kale wuxuu u roon yahay qufaca wuu daaweeyaa, sharoobooyinka qaar seytuun ayaa ku jira.

sidoo kale seytuunka wuxuu u roon yahay xanuunka ilkaha, dhaawacyada jirkana wuu u fiican yahay.
Jirrooyinka wadnahana waa u roon yahay.

sidoo kale cudurka kansarka.
Sidoo kale shubankana daawo ayuu u yahay.
dumarka uurka leh wuxuu siiyaa awood iyo nafaqo dhakhaatiirta ayaa sidaas kula dardaaramo.
Dadka sockorta qabana aad buu ugu roon yahay illeen sokor badan ma ku jirto.
sidoo kale wuxuu u roon yahay maqaarka jirka wuu qurxiyaa jirrooyinkana waa ka ilaaliyaa.
sidoo kale seytuunka wuu hagaajiyaa cadaadiska dhiigga.
waxaa la rabaa in qofka iska ilaaliyo seytuunka aan weli si fiican u bislaanin maxaayeelay qobkiisa wuxuu wataa sun jirka  aan u fiicnayn.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More