Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo

Su’aasha:

Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo riyo sanad ka hor aheyd iyo mida bilkahor aheyd midi dambeysey masoo hormari kartaa mise sidey ukala horeeyaan ayey iskugu xigaa.

Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo
Riyooyinka masoo kala hormari karaan marki lagu riyoodo

Jawaabta:

Way soo kala hormari karaan way dhici kartaa riyooyinka qaar inay soo daahaan oo ay gaaraan dhowr sano, oo riyo kale aad aragtay degdeg ay kusoo bahdo.

Sidoo kale xagga fasirka wax dhib ma laha waad soo kala hormarin kartaa, waayo riyo kaste qaab ayaa loo fasiraa iskuma xirna, waxaa muhimsan kaliya inaad sheegto faahfaahinta riyada, iyo xaalka adiga aad ku sugnayd, taas fasirka ayay wax ku kordhinaysaa, tusaale ahaan nin doob ah hadduu ku riyoodo shay, isla shaygaas qof xaas leh hadduu ku riyoodo waxaa laga yaabaa fasirka inuu is baddalo, waxaa la mid ah gabar shayga ay ku riyooyo isla shaygaas hadduu nin ku riyoodo fasirka wuu is baddali karaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More