Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena

Su’aasha:

Asc Xalay waxaan arkay Riyo qarow u eg waxaa igusoo cararay Jiir ama dooli oo hoosta IGA Soo geli raba gaar ahaan labadeyda lugood dhexdooda inuu Xubinka taranka inuu iga geli rabo aniguna inaan iska qabto Ayaan rabaa markii dambe intaan iska qabtay ayaan derbiga ku garaacay oo kala dilaacay hurdada ayaan kasoo booday Waxaan umaleenayey in wixii aan arkayay uu dhab yahay Nalka ayaan shitay waxba maan arkin waan dansaday hadana hurdada ayaan ku noqday waan seexan waayey Marka aan indhaha isku qabsan rabo waxaan dareemayaa in aan miir doorsami Rabo cabaar ayaan seexan waayey oon Soo jeeday Waliba Waxaa iigu darneed marka aan Dhabar dhabarka useexdo. Qarowga noocaas ah dhowr mar ayaan arkay marna ey ayaa orod igusoo galaya oo aan iska Celinayaa Sida jiirka oo kale

Waxaan jawaab u rabaa Sababaha keena qarowga iyo saska hurdada dhexdeeda ah iyo fasirka riyadaas
maadaama ay Laba su,aal kala yihiin Riyadaasna Post kale ayaan ka dhigayaa

Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena
Qarowga iyo saska hurdada maxaa keena

Jawaabta:

Halkaan ka akhriso riyada jiirka:

Riyada qarowgana ka akhriso qoraalladan:

قد يكون العلاج كما يلي:

1- الحصول على قسط كاف من النوم
2- تجنب أي شيء يسبب القلق والحزن
3. تقليل الطعام الثقيل عند النوم
4- تجنب أي شيء يمكن أن يغير رأيك.

يضطر بعض الناس إلى المشي أثناء نومهم ومغادرة المنزل عندما يكون الأمر خطيرا.

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
من تعارَّ مِنَ اللَّيلِ فقال حينَ يَستيقِظُ: لا إلهَ إلَّا اللهُ وَحْدَه لا شريكَ له، له المُلْكُ وله الحمدُ وهو على كلِّ شَيءٍ قديرٌ،

سبحان الله، والحمدُ لله، ولا إلهَ إلَّا اللهُ، والله أكبَرُ، ولا حولَ ولا قوَّةَ إلا بالله، ثمَّ دعا:

ربِّ اغفِرْ لي؛ استُجيبَ له، فإن قام فتوضأ ثمَّ صلَّى قُبِلَت صلاتُه
سنن أبي داود

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More