Riyada socodka dheer oo kaba la’aanta ah

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyooday anigo meel fog kaso lugey oo daalay kabaxa iskabixiyey gacmaca ku qabsadi soosocdi ilaa marki dambo aan so agmari meley ilma ku cayarayaan wan so dhaafay anigo lugeyni haaya oo dalan kabaha gacmaha ku wata ayan guriga imadi wll ifasir fadlan.

Riyada socodka dheer oo kaba la'aanta ah
Riyada socodka dheer oo kaba la’aanta ah

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto murugo iyo dhibaato ama ay kugu soo wajahan tahay, socodka dheer ama lugaynta iyo daalka iyo kabaha layska siibo waxay tilmaamayaan rafaad iyo dhibaato.

Riyada waxaa laga yaabaa inay shaqo ku leedahay dhaqaalahaaga iyo lacagta dhib inaad kala kulmi doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More